Maxay Cumar Filish & Ku-xigeenadiisa ku soo arkeen degmada Dayniile? (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo ay wehliyeen Kuxigeenada Maamulka iyo Guddoomiyaha Degmada Dayniile ayaa socdaal kormeer ah kusoo maray duleedka Degmada Dayniile, kaasoo ay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir ugu kuur-galayeen Xaaladaha Amni iyo tan Bulsho. Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa inta uu ku guda jiray kormeerka waxa uu tagay beeraha … Continue reading Maxay Cumar Filish & Ku-xigeenadiisa ku soo arkeen degmada Dayniile? (Sawirro)